XOG YAAB LEH: YAA ISKA LEH MUQDISHO KANA HADLI KARA MAQAAMKEEDA …..

0
838

Ibn Batuta 1330, ayaa Runta u sheegi Eng.Abdirahman Omar Osman

Ibn Batuta wuxuu soo booqdey Mogadicio 1330 ,wuxuu arkey magaalo horumarsan , dhanka warshadaha , waxeyna u dhuufin jireyn aduunweynha dharka Aliindiga; iyo waxyaalo kale waxayna eheed magalada u hormarsan afrika iyo Arabta.
Mogadiscio waxaa la asaasi Qarnigii (decimoterzo/thirteenth/saddex iyo tobnaad) 1300, dadka asaasina Ibno Batuuto Buugisa ay tu taalaa.
1900 Mogadascio waxay ka koobneed sedex 3 xafadood, Shangaani, Xamar Weyne iyo Buula Elay.
Nasiib darada waxay Godoomiyaha Gobolka Banadir Eng.Yarsow cadaaladd daradiisa waxay garan waaye in siiyo reer Buula Ealey(Waaberi) hal Gudoomiye siiyo.
Walina Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow), wuxuu doodayaa #Maqamka Mugadiscio.

hadiiba Maqaamka Muqadiscio laga hadlaayo, waxaa ka hadli karo Reer #Shangaani, reer Xamar #weyni iyo reer Buula #elay.

Intaa kale doodooda waa #gardaro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here