Xog aan helnay ayaa sheegeysa in Sheekh Shariif uu doonayo inuu isku sharaxo xilka madaxweynaha maamulka Hirshabeelle oo dhamaadka sanadka doorashadeeda qabsoomeyso.
Xogta ayaa sheegeysa in dowlado shisheeye ay gadaal ka riixayaan musharaxnimada madaxweyne Sheekh ShariifSheekh Axmed.
HOOS KA DHAGEYSO XOGTA: