Xildhibaanada ka soo jeeda K/galbeed ayaa uga digay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo in si shirqool ah lagu qaarijiyo Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur,kaas oo shalay gurigiisa lagu toogtay askarigii ilaalinayay.