Abdiaziiz Lafta Gareen oo manta imaaday magaalada muqdisho ayaa Sabtida oo Berri Dambe ah kusii Jeeda Deegaan layiraahdo Sabiib Caanoole oo Degmada Afgoye katirsan,
Lafta Gareen oo iimel u Dirsadey Qaramada Midoobeyayaa loo Ogolaadey Diyaarad layiraahdo Helicopter madaxda Dowlada federaalka Somaliya iyo madaxda Dowlad Goboleedyada ayaa inta Badan Codsada Diyaaradaha Qaramada midoobey iyagoo Jawaabta Fariinta Suga 48 Saacadood lacagta Diyaarada waxaa lagu Qoraa Jamuuriyada Federaalka Somaliya,
Amaanka Gobolka shabeelaha hoose ayaa aad iyo aad u Xun iyadoo Ururka Alshabaab ay leeyihiin Sirdoon Khatar ah oo magacooda layiraahdo Amniyaad,
Laftagareen ayaa 18,1,2020 kusii jeeda magaalada Nairobi isagoo meesha kula Soo kulmaaya madaxweynaha Puntland mudane saciid Abdullahi deni iyo jubbaland mudane Ahmed madoobe wakhtiga lafta Gareen uu aadaaya magaalada Nairobi waa Axada oo ka dhiman labo maalmood