XOG DAAHSOON: FAHAD YAASIIN OO KU GUULEYSTEY HAL ARIN OO ADIS-ABABA UTAGEY IYO AMAANKA DOORASHADA JUBALADAND OO LA OGAADEY CIDA GACANTA KU HEYN DOONT .

0
47

Asbuucii lasoo dhaafey ayey eheed kadib markii uu tagay  Kusimaha teliyaha nabadsugida iyo sirdoonka qaranka Mudane fahad yaasiin xaaji daahir magaada Adis-ababa ee dlka itoobiya si uu kulan qarsoodi ah ula dhiggiisa itoobiya.

Saafarka Teliyaha ayaa aad loo qarinaayey, waxaana safarka ku waheliyey saraakiil katirsan ciidamada nabad sugida iyo sirdoonka qaranka soomaaliya.

Ujeedka safarkiisa ayaa lasheegey in uu ku qotomey sidii uu uga soo qancin lahaa sirdoonka iyo madaxda dalka itoobiya sidii ay gacan weyn uga siin lahaayeen doorashada kadhici doonto dowlad goboleydka soomaaliyeed ee Jubaland.

Kulamo qarsoodi ahaa oo lasheegey in uu keligii galayey fahad yaasiin ayaa waxaa lagu soo waramayaa in uu kuguuleystey ujeedka socodaalkiisa, kadib markii uu ku qanciyey in ciidamada itoobiya eek u sugan magaalada kismaayo ay lawareegaan goobta doorashada Jubaland kadhicdoona bisha dabayaaqada bisha luulyo ee sanadka

.dhanka kale ciidamada Itoobiya ee kusugan magaaladha kismaayo ayaa lashegaya in ay magaalada kismaayo kasameysanayaan fadhiisamo cusub ooh or leh waxaana warar hoose sheegayaan in ciidamo itoobiyaank ah habeenkii soo galaan deegano katirsan jubooyinka ayagoo kusii jeeda magaalada kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here