Hadal heynta Caawa magaalada Dhuusamareeb waxa ay tahay ” 50kun oo doolar hanala siiyo ama Falagle ayaa codkeena siineeynaa”!!
Waxa muuqata in musharaxa ay xukumadda gadaal ka riixeyso iyo xukumaddiiba ay Xildhibanadii ku qancin la’yihiin in ay doortaan, Musharaxa dowladda Axmed Qoor Qoor.