Xildhibaan Cabdiqadir Xaaji Maxamed Cusman oo u dhashay Beesha Axmed Madoobe ka tirsanaa golaha xildhibaanada barlamanka Federalka Somaliya lagana soo doortay deeganka Boobland Kismaanyo JUBALAND, ayaa la sheegayaa in uu Safar shaqo ku tagay dalka Maraykanka muddo 6-Bilood laga joogo, balse uu tahariib dhinaca lugta ku galay dalka Canada halkaaso uu iskaga dhiibay Qoxotinimo,
Xidhidh iyo badhitaan aan la samaynay goolaha garlamanka ayaa ka gaabsaday.
Dhinaca kale ehelkiisa ayaa iyaguna ka gaabsaday arrintaas, balse shakhsiyaad ka tiirsan beesha uu ka soo jeedo ayaa la sheegay in ay dowllada Soomaaliya iyo golaha barlamanka u gudbiyeen booskan ay muhim tahay in loo buuxiyo maadama uu Xildhibaan ku matalayay dalka ka baxsaday.