Xil ka qaadista madaxweyne Donald Trump oo maanta loo codeynayo

0
21

Aqalka Congress ka dalka Mareykanka ayaa maanta oo Arbaca ah dood ka yeelanaya islamarkaana cod u qaadi doona xil ka xayuubinta madaxweyne Donald Trump iyo in kale.Kulan ay ku yeelan doonaan xarunta Aqalka Wakiilada ee magaalada Washington. DC ayeey dhamaan xubnaha Aqalka Wakiilada cod u qaadi doonaan laba qodob oo dastuuri ah oo ay u kucsanayaan xil-ka-xayuubinta madaxweynaha.

Lama oga tallaabadan ay qaadi doonaan xubnaha Aqalka Wakiilada kaddib marka ay maanta doodaan arintan, hasse ahaatee waxaa jirta hadal heyn weyn oo ku saabsan tallaabada uu Congress –ku qaadi doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here