Wasaaradda Caafimaadka iyo Darueelka Bulshada ayaa war-saxaafadeed ku tiri “wasaaradu cadaynaysaa inuusan jirin heshiis shaqo iyo mid howlgalin oo kala dhexeeyo hay’adda Yardimeli”.
Qoraalka ayaa raaciyey: “Wasaaraddu waxay xaqiijinaysaa in hay’adaas shaqada ay ka wado Isbitaalka Yardimeli iyo howlaha caafimaad ee kale ay yihiin howlo baal marsan sharciga iyo qawaaniinta dalka u dagan”
Hoos ka degso war-saxaafadeedka oo dhamaystiran
