XEER ILAALIYAHA GUUD EE QARANKA OO WAR MURTIYEED SOO SAAREY….

0
56

Warqad kasoo baxdey xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa lagu sheegey in ay danbi atahaysoosaarida iyo dhoofinta dhuxusha soomaaliya waxaana uu tilmaamey in ay lawareegi doonaan doomaha  iyo maraakiibta lagu qabto arintaasi.

Xeer ilaaliyaha yaa intaa kudarey in jarida dhuxusha ay xaalufin weyn ku heyso deegaanka isla markaana ay la kaashanayaan interpolka hadana ay baaritaankooda meel wanaagsan maraayo

akhriso warsaxaafadeedka oo dhameystiran

Akhirso war-saxaafadedka oo dhameystiran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here