XAALADII UGU DANBEYSEY KISMAAYO

0
41

Wali Cascasay HOTEL Waa Laysku Haystaa Sheekada ayaa Madaafiic isu badashay markale Argagax galisay Shacabka Kismaayo 7-ilaa 10-nin wax lagu Qiyaasay ayaa dhanka sare ee Hotelka Ka dagaalamaya

Dhimashada Hordhaca ah Ayaa 40-Cagacagaynysa Walow Wararka qaar 70-dhaafinayaan Dhaawaca ayaa asana 100-inkabadan lagu sheegay allow sahal xaalka

Warbixinta Dhimashada iyo Dhaawaca mid sugan maahan waxkastena way is Badali karaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here