XAAF OO RIYADIISA U RUMOWDEY MUQDASHANA KADEGEY.

0
32

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa xafiisa ku qaabiley Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug .
Waxaan kulanka ku wehliyey Xildhibaan Abtidoon Yare iyo Xildhiban Cabdulqaadir Arabow Ibrahim.

Madaxweyne xaaf ayaa muqdisho soo gaarey maanta kadib heshiis dhexmarey dowlada soomaaliya iyo isaga oo in mudo ah khilaaf udhaxeeyey isaga iyo dowlada federalka

Xaaf ayaa madaxweynaha kula kulmey xafiiskiisa isagoona kamuuqatey farxad iyo waji fur furnaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here