XAAF OO FARMAAJO LAMADMCSAN QORSHIHII MOGDISHO LOOGA SAAREY SIYAAD BARRE IYO ARIN XASAASI AH .

0
40

Waxaa caawa magaalada tan  Nairbi hareeyey  khubad uu jeediyey madaxweynaha maamulka Galmudug Muadne Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo si kulul u weerarey jawaab waafi ahna siiyey madaxweynaha soomaliya maxamed Cabbdullahi Farmaajo oo habeen hore Xaaf ku tilmaamey in uu yahay  qof xanuunsan.

Madaxweyne Xaaf ayaaa fka furtey isagoona aadoo ugu dheeraadey habdhaqanka farmaajo uu kula dhaqmo maamulkiisa.

“ Farmaajo Faynuustii Carta lagu soo shidey ayuu damin rabaa” ayuu yiri mr. Xaaf mar uusharaxeyey hab dhanka madaxweyne farmaajo isagoo intaa ku darey weli in ay joogaa raggii Siyaad Barre kasaarey Xamr.

Mar uu soo hadal qaadey in uu xoog usheegan karo farmaajo iyo in kale ayuu yiri “ Xamarweyne  Alshabaab ayaa maxkamad uga furan,  suuqa bakaarahana canshuur ayey kaqaataan hadey wax tarayaan xamar  haxureeyaano “ayuu sii raaciyey hadalkiisa madaxweyne Xaaf oo 23 daqiiqo u khudbeynaayey taageerayaal farabadan oo kusugan magaaladan Nairobi.

Madaxweyne xaaf ayaa balan qaadey in uu shidaal kasoo saari doono deegaanada Galmudug mudo kooban gudaheeda isagoona sheegey dowlada in ay ladagaal santahay midnimada Galmudug wuxuuna wacad kumarey Galmudug in ay mid ahaan doonto.

Dhanka kale madaxweynaha dowlada Galmudug mudane Xaaf ayaa sheegey sabata dowlada ay ula dagaalsantahay maamulkiisa wuxuuna carabaabey in dowlada olole 2020 kujirto oo ay dooneyso in ay sameysato maamul maqaar saar ah kaas oo hadhow sidudud ugu soo saara xildhibaanada ay dooneyso.

Gebgebdii ayaa wuxuu Mr. Xaaf ugu Baaqey jaalida Glamudug meel walbo ay Joogaan in ay isdifaacaan dadka ay usheegaan wax socoda in ay yihihiin wixii soomaliya kadhacey sagaashamaadkii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here