WIIL XABSI U GALEY DHAR UU SOO XIRTEY DARTEED.

0
18

Warar ka imaanaya magaalada hargeysa ee caasimada jamhuuriyada iskeeda madaxbaandida ugu dhawaaqdey eeSoomaliland ayaa sheegaya in maanta wiil dhalin yaro ah oo bartamaha magaalada hargeesa mareyey booliska soomaaliland kudhageen dares uu soo xidhey darteeda.

Wiilka ayaa ku libisanaa dhar buluug ah oo u eg calanka soomaaliya xilaga booliksa gacanta ku dhigayeen, video laga duubaey ayaa muujineyey wiilka oo laba askari oo booliska hareeraka kasocodey ayagoo waydiinaayey halka laga lagaga soo iibiyey dharkaasi.

Maamulka soomaaliland ayaa horey umamnuucey in lagu dheqaato calanka soomaliya wax u eg gudaha maamulkaasi isagoona arintaa kusbabeeyey in calanka soomaaliyeed magaciisa loogu xasuuqey muwaadiniin badan oo kasoo jeeda gobolada woqooyi ee dalka soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here