CADAADO(TEBIYENEWS)-Raisul wasaare Xasan Cali kheyre ayaa sheley booqdey magaalada caabuq waaq waxaana sifiican loogu soo dhoweeyey halkaasi.
Bulshada deegaanka ayaa usoo baxdey soo dhoweyntiisa waxaana ay rabeen in ay ag istaagaan gacan qaadaana madaxdooda hayeesheey sida kamuuqata sawirkan ayaa ah mid weli madaxdu shacabka ku kal sooneen balse ay rabaan in ay muujiyaan in taageero ay leeyihiin.