WEERAR LAGU QAADEY MARAAKIIB AY LEEDAHAY DOWLAD CARBEED

0
23

Sida laga soo xigtey wasaarada arimaha dibada dowlada imaaaanka carabta waxaa la weerarey mariikiib ganacsi oo dalka imaaraandak lagu leeyahay ayagoo maraayey marin biyoodka mashquulka badan ee gacanka cummaan.

Qoraal  kasoo baxay dowlada Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa lagu shaaciyey  in 4 markab oo nuuca xamuulka qaada  ah, lagu weeraray Gacanka Cumaan, sida qoraalka lagu sheegey ma jiraan khasaaro dhimasho ama mid dhaawac  ah oo weerarka ka dhashay sida wasaarada arimaha dibada sheegtey.

Waxaa xiisad cusub iyo walaac kasoo kodhey  marinka mashquulka badan ee Gacanka Cumaan ,waxaana  lagu soo waramayaa in bilihii lashoo  aaggaasi ciidamada mariiniska Mareykanka geynayeen  maraakiib dagaal iyo ciidamo gaar ah  kadib markii lasheegey in  hanjabaad kasoo yeertay dowlada Iiraan oo hurguf siyaasadeed kala dhaxeyso mareykanka.

Sargaa katirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Imaaraadka Carabta oo ahdley  ayaa weerarkan ku tilmaamay halis soo korortay biya khaliijka carbeed, waxana  beesha caalamka ugu baaqay in laga hortago dhacdooyinka argagaxa leh ee  nuucaas oo kale ah taas oo buu yiri  hadii aan waxba laga qaban waxaey keeni doontaa Mustaqblka dhibaato xoogan oo saameyn doonta aduunka. �t��X

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here