MUQDIAHO(TEBOYENEWS)-Wasiirka Arimaha dibada soomaaliya Axmed ciise cawad ayaa la filayaa in goor dhaw shir jaraa”id ku qabto xarunta wasaaradda Arimaha dibada soomaaliya.
Wargelin ayaa loo kala diray Warbaahinta si ay Goobjoog uga noqdaan shirka jaraa”id ee wasiirka, waxaana la filayaa inuu ka hadlo Wasiir cawad Muranka ka dhaxeeya kenya iyo Soomaaliya