Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Soomaaliya oo gaaray Ciraaq

0
8

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Cabdinuur Cabdi iyo wafdi la socda ayaa gaaray Caasimadda dalka Ciraaq ee Bagdaad.

Wasiirka Waxa Garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay dhiggiisa dalkaas Ciraaq Eng. Mahdi Rashid Al-Hamdani.

Wafdiga Wasiirka ayaa ka helay martiqaad rasmi ah Wasiirka Biyaha Ciraaq si uu uga qeyb galo shirkii 1-aad ee Biyaha Caalamiga ah ee Baqdaad.

Wasiirka ayaa inta uu booqashada ku joogo magaalada Bagdaad waxa uu kulamo la yeelan doona madaxda Wasaaradda biyaha Ciraaq, iyagoo ka wada hadlaya iskaashiga Dhanka Maaraynta kheyraadka Biyaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here