WASIIRKA AMNIGA JUBALAND OO HESHIIS QARSOODI AH LASOO GALEY DF OO KISMAAYO SOO GAAREY.

0
142

Cadbirashiid janan oo soo gaarey magaalada Kismaayo kadib safar muran badan dhaliyey uu ku tagey muqdisho.

Wasiirka waxaa uu sheegey in ujeedka safarkiisa uu ahaa arimo dacwo isaga loo heestey waxaana lasheegey in laga cafiyey danbi uu geestey.

Dadka siyaasada udhuun daloola ayaa aaminsan in cafiskan uu kusoo aadey xilli khilaaf ba’an udhaxeeyo dowlada iyo Jubaland arintaas oo kadhigan in cabdirashiid janan cafiskiisa dowlada ku bedelatey in sidhow ugala shaqeeyo arimaha doorashada Jubaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here