WASIIR GOODAX WUXUU OGOLYAHAY QISHKA IN UU KU KOOBNAADO DADKA LOOGA TALAGALEY BALSE WUXUU DIIDANYAHAY IN SOCIAL MEDIA LADHIGO.

0
48

Warbaahinta xogta daahsoon ayaa ogaatey in wasiirka wasaarada waxbarashada soomaaliya mudane Cabduullahi Goodax Barre wax ka ogaa xadida imtaxaanki natiijadiisa la laaley.

Xiriiro  lala sameyey qaar kamid ah sariikhiisa waaxda imtaxaanada ayaa muujinaya in wasiiro badan oo katirtsan xukuumada ay aad u daneynayeenin ay arkaan imtaxaanka waxaana lasheegey in ay usoo marayeen wasiirka oo waaxda imtaxaanka ku amri  jirey in ay udaabacaan nuqulo  kamid ah imtaxaanka.

Waxaana laga yaaba in wasiiradan lawadaagayeen qaar kamid ah eladooda oo imtaxaanka galayey, wasiir goodax oo lahadley saxaafada ayaa aad u dhaliiley social media ha wuxuuna uu sheegey in laxiri doono dhamman warbaahinta bulshada,  si qishka ugu koobanaado dadka loogu talagaley oo ah ilamaha madaxda sare ee dalka.

Waa nasiib daro inteeda la eg in qarnigan lajoogoay dulmanaadaan ardeyda soomaaliyeed masuuliyiintii dalkana qaladkooda usaariyaan shacabka soomaaliyeed hadii qof la ciqaabayo waa wasiirka wasaarada waxbarashada Gadax barre sababtoo ah isagaa masuulidyadiisa gabey oo sirta qaranka fakiyey ma aheen ardeyda soomaaliyeed oo duruufo adag wajahaya in qaladkii isaga sameeyey natiijda imtaxaankooda uga baabi’iyo.

Waxaa qorey: wiilqaran #�-(#��5��`�

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here