Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka digtay baahinta warar been abuur ah oo la xiriira in caabuqa COVID-19 uu soo gaaray Dalka.
War saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in afar qof oo ka yimid China lagu karantiilayo Garoonka Aadan Cadde.
