WARSAXAAFADEED SIYAASADEYSAN OO SOO SAAREY MAANTA XEER ILAALIYAHA QARANKA IYO SABATA OO LO’ OGAADEY.

0
42

Maanta ayey eheed markii uu soo saarey xeer ilaaliyaha qaranka  soomaaliya warqad, uu si  cad  uga mamnuucay soosaarida dhuxusha iyo iibgeynteeda wuxuuna ku tilmaamey denbi  qaran.

Arintaa ayaa khubarada siaasada ku micneeyeen in warqadu ay aheed war qad siyaasadeysan oo lagu soo beegey xilli doorasho.

Dadka ka faalooda siaasada ayaa arintaan warqadaan ku tilmaamey in ay kusoctey madaxweynahamaamulka Jubaland mudane Axmed Islaam Madoobe oo lagu eedeyo in dekedda Kismaayo laga dhoofiyo dhuxul aad u tiro badan snad waliba.

Arintaan ayaa lagu sheegey in dowlada federalka aysan ka aheen joojin dhoofinta dhuxusha balse ay diidan tahay in  uu Axmed Madoobe usoo tartamo markale hogaanka Jubaland.

Dowlada soomaaliya ayaa qorsheynsa Axmed madoobe in ay ula dhaqanto sidii Shariif Xasan sheikh aadan haduu uu diidana sidii roobow mansuur. Dadka u udhuun daloola arimaha soomaaliya ayaa sheegaya in ay adagtahay in lasaadaaliyo xaalada doorasho ee jubaland ka dhici doonta .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here