Waxaa goordhow lasoo afjarey howl gal socodey mudano17 saacadood kaas oo ciidamada amaanka Jubaland latacaalayeen sidii u hakameen lahaayeen in uu kordho qasaaraha.
Dagaalka ayaa hada lasoo afjarey waxaana weli la ogeen khasaaraha dhabta ah.
Filo goordhow khasaaraha dagaalka uu geestey.