WAR DEG DEG:QM AMAR KU BIXISEY IN LASAMEEYO MADASHA WADATESHIGA QARAN

0
15

Golaha-Amaanka-oo-qaraar-ku-soo-saaray-in-Soomaaliya-loo-sameeyo-Madasha-Wadatashiga-Qaran
In go’aanka qaybsiga Kheyraadka dalka laga gaaro go’aan wada jir ah isla markaana lagu qoro dastuurka dalka. Golaha Amaanka ayaa waxa ay ka soo horjeesteen go’aanka uu qaatay baarlaamanka Somalia ee ayan raaliga ka ahaynin dowlad goboleedyada.
Maadamaa Dowlada Dhexe ku fashilantay in ay dalka isku hayso, Golaha Amaanka waxa uu qaraar ku soo saaray in la sameeyo gole dowladeed kaas oo macnihiisu yahay in la sameeyo Madasha Wadatashiga Qaran (Somali National Leadership Forum) kaas oo ay ku jiraan dhamaan dowlad goboleedyada iyo madaxda dowlada dhexe. Xubnaha ka tirsan Golaha Wadatashiga iyaga oo wada siman ayay go’aan ka gaarayaan ayaaha dalka, gaar ahaan Arimaha Amaanka, Doorashada, Kheyraadka dalka.

In la cadeeyo hogaanka, doorka iyo mas’uuliydaa hay’adaha ka mas’uulka ah arimaha amniga
Goalaha amaanka ayaa markii ay soo saarayeen qaraarkaan waxa ay cuskadeen cutubka 7 ee dastuurka Qaramada Midoobay oo sheegaya in Qaramada Midoobay ay u aragtay in ay muhim tahay in ay talaabo ka qaadaaan xaaalada ka jirta Soomaaliya taas oo khatar ku ah nabadda isla markaana ay lama huraan tahay in Golaha Amaanka go’aan cad ka qaato arimaha Soomaaliya. Golaha Amaanka ayaa dareemaya in ka jirta dalka Soomaaliya khatar keeni karta in dowladnimada Soomaliya lunto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here