WAR DEG DEG DIL KADHACEY MAGAALADA BAYDHABO

0
29

Wararka ka imaanaya magaalada baydhabo ayaa sheegaya in caawa lagu diley mid kamid ah shaqaala UNSOM ee magaalada baydhabo. Dilka oo dhacay daqiiqada kahor ayaan la ogeen cida geysatey, warar aan lahubin ayaa sheegaya in askariga dilka geystey katirsan yahay ilaalada madaxtooyada koonfur galbeed wixii kasoo kordha waan idin soo gudbin doonaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here