Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa galabta u ambabaxay magaalada Paris ee dalka Faransiiska halkaas uu uga qeybgalidoono Shirka Madasha Nabadda Paris.
Maalmaha uu socdo shirka waxaa looga hadlayaa Arrimo ay ka midyihiin xoojinta Nabadda Iyo Amniga