Antonio Guterras Xogahaya guud ee Jamciyadda quruumaha ka dhaxeyso ayaa James Swa u magacaabay inuu noqdo ergeyga gaarka ah ee Soomaaliya u joogaya.
James Swan ayaana u dhashay dalka Mareykanka waxaana uu horey u soo noqday safiirka Mareykanka u qaabilsan Jabuuti,