War Deg Deg ah: Xaalada Buula Xaawo oo kacsan

0
40

war hada soo dhacey ayaa sheegaya in Xuduudka Mandheera iyo Buula Xaawa laga dareemaayo dhaqdhaqaayo ciidan.

ilo xog ogaal ah ayaa xaqiijinaya in ciidamo si xoog leh oo aad u hubeysan lasoo dhoobey xuduudka Mandheera kuwaas oo taabacsan maamulka Jubaland.

xaalada Magaalada Buuxa xaawo ayaa hada kacsan ayadoona laga cabsi qabo in halkaasi dagaal ka qaexo.

dhinaca kale ciidanka DF soomaaliya oo horey ula wareegey amaanka Magaalada Buulaxaawo ayaa magaalada gudaheeda dhaqdhaqaaq xoogan kawada wixii kusoo kordha dib ayaan idinka soo gudbin doonaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here