WAR DEG DEG AH: WASIIR OO MAAR OO KISMAAYO KU WAJAHAN IYO CIIDANKA JUBALAND OO ISKU HAREEREEYEY AIRPORT KA KISMAAYO

0
199

War hada soo gaarey xafiiska warqabadka muqdisho ee Tebiyenews ayaa sheegaya in musharax madaxweynaha Jubaland wasiir Oomaar uu saaka lafilaayo in uu gaaro magaalada kismaayo ee xaruunta kumeelgaarka Jubaland si uu ugu dhawaaqo musharaxnimadiisa.

Arintaan ayaa imaanaysa xilli maalintii shaley dowlad goboleedka jubaland xiriirka ujartey Dowlada federalka kadib shir ay isugu yimaadeen hay’adaha amniga Jubaland.

Ciidamo si aad ah u hubaysan oo katirsan Nabad Suggida Jubaland ayaa lasheegaya in ay soo buuxdhaafiyeen irida horey ee airportka wlaow aysan gudha ugalin.

Lama oga ciidamada amisom ee kusugan airportka kismaayo iyo talaabada ayqaadi doonaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here