WAR DEG DEG AH: WAR NAXDIN LEH OO KUSOO KORDHOW QARAXII MUQDISHO

0
211

Abdifitah Omar Xalane agaasimaha arrimaha bulshada gobolka, Guddoomiyaasha degmooyinka Cabdicasiis Sabaax Cabdi, Waberi Mahad Cilmi iyo Wardhiigleey Seynab Xaabsaday iyaguna wey geeriyoodeen.

Guddoomiyaha gobolka dhaawac ayaa kasoo gaaray qoorta, waxaana lagula tacaalayaa Digfer Hospital.

Qof katirsan shaqaalaha ayaa xaqiijinayana in ay jiraan madax kale oo halkaasi ku dhimatey

Wixii kusoo kordha filo goordhow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here