WAR DEG DEG AH: UK OO RAISUL WASAARE CUSUB SAMEYSATEY

0
21

Boris Johnson ayaa noqday Raysul Wasaaraha Britain, kadib markii uu ka guuleystay Jeremy Hunt oo kula tartamayay hoggaanka xisbiga Conservative-ka.

Boris waxa uu waajihi doonaa caqabado siyaasadeed oo ugu horreyso sida Britain ay uga bixi karto midawga Britain, iyadoo ay kuwada qanacsanyihiin labada dhinac Britain iyo Midawga Yurub.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here