WAR DEG DEG AH: QM OO WAR AXMED MADOOBE FARXAD GELIYEY KUDHAWAAQDEY

0
85

Qaramada midoobey ayaa war lama filaan ah kasoo saartey Doorashada Jubaland ayagoona sheegey in ay muhiim tahay xasiloonida Jubaland ayagoo walaac kamuujiyey hadii xasilooni daro dhacdo in saameen culus kuyeelato gobolka geeska afrika

Jamas Swan oo ka warbixinayey xaalada soomaaliya ayaa yiri;

“Wax kasta oo ay noqotaba natiijada doorashada madaxweynaha Jubaland ee berri, waxaan ka codsanayaa dhamaman dhinacyada ku lugta leh inay is-xakameeyaan, kana reebtoonaadaan rabshado, oo walaacyada ay qabaan ay ku xaliyaan wada-hadal” ayuu yiri James Swan.

Hadalka James Swan ayaa u muuqda mid uu doonayo in xitaa haddii ay dhacdo in dib loo doorto Axmed Madoobe, sida al filayo, in xiisadda Jubaland ay dowladda iyo Axmed Madoobe ku dhameeyaan wada-hadal.

arintaan imaaneysa kadib warqad uu soo saarey wakiilka qaramada midoobey soomaaliya uqaabilsan soomaaliya.

maalinta beri ayaa lafilayaa in doorashada madaxweynaha ka dhacdo magaalada Kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here