WAR DEG DEG AH: QM OO LASHEEGEY IN AY LASAFATEY DF IYO AXMED MADOOBE OO DIGION LAGAARISIIYEY

0
29

Faah faahin laga helaayo kulankii Axmed Madoobe Madaxweynaha Maamulka Jubaland iyo Jmaes Swan wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan soomaaliya.

Kulankaan oo kadhacey magaalda Kismaayo maalitii shaley ayaa waxaa dibad Joog ka ahaa msaxaafada, kulanka markuu soo idlaadey aya waxaa si wada jir ah saxaafada ula hadley labada masuul ayagoo warkooda inta badan kala duwanaa.

Wakiilka gaarka ah Qaramada Midoobey ayaa sheegey war uu soo saarey ku sheegey in madaxda Jubaland ay uga Fadhiyaan doorasho xur iyo xalal ah isla markaana dhinacyada quseysa oo dhan la qanciyo.

Arintaan ayaa umuuqata mid lagu duraayo hanaanka wax usocodaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here