Wakiilka cusub ee Qarramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan ayaa goor dhow Soo gaaray Magaalada Jowhar, iyadoo garoonka Diyaaradaha lagu soo dhoweeyay Wakiilka iyo wafdiga la socda.
Wakiilka ayaa wada safaro uu kumaraayo dhamaan maamulada dalka kajira waxaana hirshabeele moqoneysaa maamulkii 3aad ee uu buuqanaayo