WAR DEG DEG AH: QM OO BILWDEY CADAADIS XILKA LOOGA ERINAYO MAXDA FULINTA DF QAARKOOD

0
384

Tan iyo qaraxii lala beegsadey aqalka dowlada hoose ee xamar ayaa waxaa isa soo tarayo adaadis lagu haayo hogaanka sare ee dowlada federalka.

Qaraxa ayaa la sheegey in lala beegsabaayey wakiilka qaramada midoo ey uqaabilsan soomaaliya James Swan walow uu ka bedebaadey.

Madaxda maamulka Gobolka Banaadir ayaa qaraxa ku hoobtey waxaana khasaara soo gaarey dhismaha dhibka kadhacey.

Madaxda sare ee dowlada soomaaliya ayaan weli kahadlin wararka qaar ayaa sheegeya in dowlada cadaadis lagu saarayo in talaabo cad qaado isla markaana masuuliyada qaraxan usoo qabato madaxdii fududeysey.

Sarkaal sare oo katirsan xafiiska qaramada midoobey muqdisho oo diidey in magaciisa sheego ayaa sheegey in ay ka walaacsan yihiin xaalada sii xumaaneysa muqdisho iyo guud ahaan dalka soomaaliya.

Sargaalkaan ayaa sheegey in ay ku howlan yihiin sidii loo joojin lahaa dhiiga maalin waliba ka daadanaya dadka soomaaliyeed.

Xafiiska qaramada midoobey ayaa madaxtooyada soomaaliya u direy warqad uu kaga codsanaayo in masuulida dhibka dhacey lahelo cid lagula xisaabtamo wixii hada ka danbeeyana macquul eheen in xifiis aan shaqadiisa qaban sii haayo xil.

Lama oga warqada cida rasmiga ah ee lagu doonaayo in xafiiska kadegto hase yeeshee hay’adaha fulinta madaxdooda ayaa lasheegeyaa in ay ku socoto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here