WAR DEG DEG AH: QARAX HADA KADHACEY KM4

1
274

Wararka ka imaanaya magaalada muqdisho ayaa sheegaya in degmada Hodon gaar ahaan wadada mashquulka badan KM4 qarax xoogan kadhacey

Qasaaraha weli lama sheegin wixii kusoo kordha goordhow filo

1 COMMENT

  1. Rajada somlia wey liidataa waxaan qabaa in alshabab lala heshiiyo awood qeybsina la siiyo xal kale malahan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here