WAR DEG DEG AH: ODAYAASHA SOO XULAYA JXILDHIBANADA JUBALAND OO TABABR U FURMEY

0
41

Guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta tababar u furey Odayaasha dhaqanka Jubbaland.

Tababarkaan ayaa la xiiriira hannaanka soo xulista Xildhibaanada Cusub ee Jubbaland waxa uuna socon doona muddo Labo cisho ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here