WAR DEG DEG AH: MADAXII AMNIGA GOBOLKA BANADIR EE ALSHABAAB OO CAAWA DUQEYMO LAGU DILEY

0
140

Sida ay xaqiijinayaan dadka deegaanka waxa cawa Duqaymo xoogle ay ka dhacday Duleedka degmada saakow ee gobolka jubada dhexe Dukhayntan weerarka ayaa lasheegey in lagu bartil maamedsaday sargaal ka tirsan ururka Al shabaab oo U qabilsanaa amniga Gobolka banaadir sargaalkan oo mudo 7 cisha ah ku magacabnaa amiirka gobolka banaadir laguna Magacaabay degmada salagle ee gobolka Jubada dhexe
sargalkan oo magaciisa lagu soo koobey Daahir macalin waxa la dhintay 1 sargaal
iyo 2 Ilaladiisa ah iyo Darawalkii gariga waday ah.

Sargaalkan ayaa lasheegey xiliga la beegsanayey in uu ku jirey safar shaqo.

Wixii faah faahin ah dib ayaan idinku soo gudbin doonaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here