Dowlad goboleed ka Jubbaland oo ku dhawaaqday in weerar lagu soo yahay Kismaayo
Maamulka uu hoggaamiyaha ka yahay Axmed Madoobe ee Jubbaland ayaa ku dhawaaqay inay Dowladda Federaalka Soomaaliya duulaan kusoo tahay Magaalada Kismaayo ee Caasimadda kumeel gaarka ah ee Maamulkaas.
War Saxaafadeed ka koobnaa dhawr qodob oo kasoo baxay maamulka Jubbaland ayaa looga hadlay Arrimaha Siyaasadda, Amniga iyo Bini’aadanimada.
Halkaan hoose ka akhriso war saxaafadeedka oo dhameystiran