WAR DEG DEG AH: KISMAAYO CAAWA WAXAA KU HOYDEY 4 GAARI OO KU AAN XABADDU KARIN AH WAXAANA LAGU SOO DEJIYEY DEKEDDA KISMAAYO GAWAARIDAN AYAA LASHEEGEY IN LOOGA TALA GALEY MUSHARAX DOWLADU WADATO WAXAANA DEKKADA KASOOREY CIIDAMO MAREYKAN AH KADIB MARKII MAAMULKA DEKADDA AY DIIDEEN IN LADEJIYO

0
150

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here