Warbaahinta dalka Sacuudiga ayaa waxaa ay baahisay in Taliyihii ugu sareeyay Ilaalada Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis Aala Sacuud xalay lagu dilay Magaalada Barakaysan ee Maka Al-Mukarama.
Taliyaha la dilay oo lagu magacaabi jiray General Abdul Aziz al-Faghm ayaa waxaa toogtay Nin ay saaxibo ahaayeen,kadib markii uu muran soo kala dhaxgalay
Marxuumkaan ayaa lasheegey in uu ahaa shaqsiga aad ugu dhowaa boqorka.