WAR DEG DEG AH: IGAD OO TAAGEERTEY QAABKA AY DOORASHADA USOCOTO.

0
56

Goordhow waxaan idiin soo gudbineynaa warbixin ku saabsan Guddiga madaxa banaan ee doorashoyinka Jubbaland oo ka warbixiyay kulan ay la qaateen Wafdi ka socday urur goboleedka IGAD kaas oo uu hogaaminayo wakiilka IGAD ee Soomaaliya Dr.Maxamed Guyow.

Sidoo kale Guddiga ayaa ka warbixin doona halka marayaan soo xulista Baarlamaanka labaad ee Jubbaland oo maraya meel gabo gabo ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here