War hada soo dhacey ayaa sheegaya in caawa duqeymo xoog badan ka soctey degmada Jilib iyo deegaano hoosataga.
Duqeynta oo lasheegey in ay ka duwan tahay duqeymihii hore ayaa weli kasocota halkaasi.
Wixii ka soo kordha dib ayaan idinka soo gudbin doonaa