warar hor dhac ah ayaa kasoo baxaya duqeymo xoogan oo caawa ka dhacey Degmooyinka Jamaame, Jilib iiyo deegaanka xaramka kaas oo qasaare xoogan loogu geeystey ciidamo katirsan alshaab sida ay xaqiininayaan goob joogayaal kusagan halkaasi.
Xaalad jahwareer ah ayaa lasheegey in ay kataagan tahay goobahan laduqeeyey.
Wixii faahfaahin ah dib ayaan idinku soo gudbin doonaa goor dhow haduu eebe idmo.