War deg deg ah: Dowlada soomaaliya oo musharax udireysa Kismaayo iyo magaciisa

0
103

Waaxaa soo baxaya warar sheegaya in dowlada soomaaliya ay dooneyso in ay u dirto doorashada Kismaayo ee Jubaland.

Musharaxa dowlada wadato ayaa lagu sheegey wasiir Oomaar oo ah wasiirka Gaadiidka cirka iyo dhulka.

Dowlada ayaa isku dayeysa in ay meesha kasaarto hogaamiyaha hada xilka haya ee Jubaland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here