WAR DEG DEG AH: DOWLADA SOOMAALIYA OO DIIDEY CODSI KENYA KAYIMID

0
44

Deg-Deg Somalia Soomaalibaa leh Dowladda Somalia ayaa Ganafka udaruurtay Dalab Kayimid Kenya oo Dhahaya Dacwadda Baddeena Kenya galisay oo Bilaabanaysa 9-bishan Dib haloo dhigo ayadoo ku sababaysy inaysan diyaar sanayn Qareenno Cusubna ay Qoranayso

Degdeg Somalia ayaa iska Ga baxday Golaha amaanka Africa ee shirka Kula haa Xaruntooda Adds Ethiopia Kadib Markii Ay Xubno Soo jeediyeen in Khilaafka Badda Somalia Kenya Galisay Lagu dhameeyo Gudaha Africa

Deg-Deg Soomaalida oo Aanba Lasocon Dareenkiii Loo baaahnaana aan umuujin Duuulaanka Heerka Qaaradeed ah ee Dhadhaxkii Dhalaankooda Lagu hayo
“dhooxanay Dhaadhici Dhugmada Dhabcaalnimadana Dhexdaada Ka Dhooofi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here