WAR DEG DEG AH: DIL IYO DHAAWAC KADHACEY MAGAALADA MOGDISHO.

0
58

Wararka ka imaanaya magaalada mogdisho ayaa sheegaya in maanta is rasaaseen kooban kadhacdey isgoyska suuqa bakaaraha kadib markii lasheegey in ay rasaas ku fureen labo nin oo hubeysan ciidamada kusganaa isgoyska bakaaraha ee magaaada mogadisho.

Ciidamada amaanka mogdisho ayaa sheegey in maanta isgoyska bakaaraha ciidamo kusugnaa ay soo weerareen labo nin oo ku hubeysana bustoolado isla markaana watey mootada looyaqaan FEKON, labadan nin oo dableyda ah ayaa ciidanku sheegeen in ayagoo mootada saran isku dayeen in ay dilaan askar katirsan ilaalada wadooyinka mogdisho waxaana lasheegey in ay rasaasta ay rideen kooxdan uu kudhaawacmey askari katirsan ciidanka amaank mogdisho.

Ciidanka ayaa lasheegey in ay durba ujabwaabeen ayagoona toogtey daraawalkii mootada wadey gacantana ku dhigey bastooladii uu watey halka ninkii lasocodey lasheegey in uu goobta ka baxsadey

Ciidamada amaanka ayaa labadan nin ku sheegey in ay katirsanaayeen kooxda nabadiidka ah ee alshbaab, waxeyna intaa ku dareen in ay kuraad joogaan ruuxa baxsadey isla markaana ciidanka amaanka gacanta kusoo dhigi doonaan mardhow.

Ciidamada amaanka mogdisho ayaa laga soo waramayaa in beryahan denbe aya xooga saaryaan sugida maniga ayadoo bilihii lasoo dhaafey magaalada mogdisho amni daro baahsan kajirstey. cxOTT�hH��

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here