WAR DEG DEG AH: DF OO QORSHEYNEYSA IN AY KALA DIRTO GUDDIGA DOORASHADA JUBALAND

0
77

War hoose oo ay heshey warbaahinta Tebiyenews ayaa sheegaya in wasaarada arimaha gudaha DF ay dooneyso in ay kala dirto guddiga doorashooyin iyo xuduudaha Jublanad kadib warqad codsi ah oo ay ka heshey musharaxiinta mucaaradka ku ah maamulka Jubaland.

Dowlada soomaaliya ayaa lasheegey in ay dooneyso in ay saameyn ku yeelato isla markaana soo saarto musharaxa ayadu wadato kaas oo loo badinaayo in uu yahay wasiirka Gaadiidka iyo duulista hawada mr. Oomaar.

Wasiir Oomaar oo lasheegey shaley in uu ku wajahanaa magaalada Kismaayo ayaa waxaa is hor istaag ku sameyey maamulka Jubaland ayagoona sheegey in DF xiriirka ujareen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here