WAR DEG DEG AH: DF OO CODSIGEEDA LA AQBALEY IYO DOORASHADA JUBALAND OO MAREYKANKA FARAGELIN DOONA….

0
31

MUQDISHO(TEBIYENEWS)-Wararka ka imaanaya madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in kulan saacado socodey oo lagu gorfeynaayey doorashada Jubaland kadhacey halkaasi.

Warar hoose ayaa sheegaya in dowlada soomaaliya codsatey in ay gacan kageestaan amaanka doorashada ciidanka mareykanka ee kusuga magaalada kismaayo.

Waxaana warqad codsi ah loodirey teliska mareykanka lasheegey in looga codsadey in ay doorashada amaankeeda sugaan isla markaana musharaxa dowladu wadato amaankiisa damaanad qaadaan.

Dowlada mareykanka ayaa lasheegey in ay aqbashey codsiga dowlada soomaaliya waxaana lafilayaa saacadaha soo socoda in dowlada war kasoo saarto doorashada Jubaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here