WAR DEG AH: DOORASHADA JUBALAND OO LAGUNKALA BAXEY

0
146

Magaalada Kismaayo bilihii lasoo dhaafey waxaa ka socodey ol ole balaaran kaas oo ay wadeen musharaxiinta damaca kaga jiro xilka sare ee Jubaland.

Dowlada federalka ayaa lasheegayaa in ay wadatey musharax madaxweyne kaas oo ay rabtey in ay xoog ku keento.

Madaxweynaha xilka haya Axmed Mohamed Islaam ayaa arintaasi u cuntami weysey wuxuuna si adag uga horyimid qorshaha dowlada.

Labada dhinac ayaa u kala tartamey qancinta beesha caalamka si midba midka kale u meel mariyo damaciisa.

Ugu danbeyn ayaa lasheegey in dowlada soomaaliya looga adkaadey dagaalka diblamaasiyadeed ayadoona beesha caalamka lasafatey madaxweynaha xilka haya mudane Madoobe.

Jubaland ayaa u muuqata in lagu kala baxey loolankii sitaasadeed Axmed madoobana hogaamindoona markale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here